“Gabeygii Quudhsi Diid “ Halyeeygii,Geesigii Abwaan Ayax Dhowre Dagaal
Bariisle Media:Thursday, March 24, 2011(Bariisle Media)Gabaygan waxaa tiriyey halyeyga caanka ka noqday Soomaaliya oo dhan ee ay Abwaanadu magaciisa kusoo daraan maansadooda marka ay ka sheekeynayaan dulmi diinimo iyo hanweynaan. Wuxuu kaloo Abwaanku caan ku yahay inkastoo aan maanta la sheegin oo si kale loo fasiro maahmaahda ay Soomaalidu wada taqaan ee ah: “Ayax teg [...]





