Bariisle:Tuesday 23 March 2010(Beijing) Wakaaladda Wararka Shiinaha ee la yidhaa (Xinhua News) ayaa hadalo kulul ku weerartay shirkadda Google, kuwaas oo ku eedaynaysaa in aanay shirkadda Google ku dhaqmin sharciyadda saxaafadda ee dalka Shiinaha. Dhacaayadaha iyo eedaha ka soo yeedhaya dalka Shiinaha ayaa laga yaabaa inay sababi karaan ama ay sababaan in shirkadda Google ee [...]
Mar 23 2010 | Posted in
TECHNOLOGY |
Read More »
Bariisle:Sunday 21 March 2010(India)Waxaa Maalinimadii Jimcaha oo ku beegnayd 5-3-2010 ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad Abaalmarin Gudoonsiin ah oo aad u balaaran Jaamacadda University Of Mysore oo kutaala Gobolka Karnataka Gaar ahaan Magaaladda Dhanka Cimiladda Ku Wanaagsan ee Mysore Xaflaadaas ayaa Abaalmarinta Caanka ah ee lagu abaalmariyo Qofka ugu sareeya Imtixaanka celcelis ahaan ardayda dhigata [...]
Mar 21 2010 | Posted in
TECHNOLOGY,
WARAR |
Read More »