Bariisle Media:Saturday,February,18,2012(Norway)Gudoomiyaha Jaaliyada Gabooye Ee Norway”Abdirahman Olaad”(Sandheere) oo ka hadlay xaflad lagu soo dhaweeynayey Maamulka KHAATUMO SATATE OF SOMALIA lagu Qabtay Norway Oslo(Daawo Video)
Feb 18 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Tuesday,February,14,2012(HARGEISA)Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibeda Somaliland Maxamuud Raage Ibraahim ayaa maanta iska casilay xilkii agaasinimo ee uu wasaarada u hayey muddo todoba Bilood ah. Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha debeda Somaliland Maxmuud Raage Ibraahin waxa uu ku sababeeyey is casilaadiisan musuqmaasuq badan oo wasaarada ka jira , wasiirka wasaaradaasina lunsaday hanti badan, isga oo [...]
Feb 14 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Sunday,February,12,2012(HARGEISA)Suldan Daakir xasan Khaliif oo shir jaraa,id qabtay waxaanu kaga hadlay colaada ka socota Buuhoodle(Daawo Video)
Feb 12 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Sunday,February,12,2012(Norway)Kulankan oo ahaa mid ay u wada dhamaayeen jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan caasimadda Oslo ayaa waxaa loo hadlayay arrimaha maamulka cusub ee KHAATUMO STATE OF SOMALIA iyo xiisadda colaaleed ee gobolada waqooyi ee Soomaaliya ka taagan.
Feb 12 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media: Wednesday, January 11, 2012(Holland) Xukuumadda Holland ayaa sheegtay inay joojin doonto qaadka la geeyo dalkeeda, kaasoo ay cunaan 10% bulshada Soomaalida ah ee ku nool dalkaas oo tiradooda lagu sheego 25,000 oo qof. Qaadka ayaa lagu sheegay inuu yahay maado daroogo ah, inkastoo dalkaas uu u furnaa in la geeyo, waxaana tani ay [...]
Jan 11 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media: Wednesday, January 11, 2012(Muqdisho)Madaxweynaha M/G AWDAL STATE “Mudane Rashiid Aw-nuur xirsi”oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoonka Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku soo dhaweeyey madax ka tirsan dowlada KMG
Jan 11 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Wensday,January,04,2012 Qiso Cajiiba ah”Hadaan Gabadh Gabooye ah Guursado Gabadhaan Dhalo lama Guursadayo waxaa la odhanayaa Hooyada Ayaa Midgaan ah”!!waxaa ka waramaya Suldan Daakir
Jan 4 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Friday,November 18,2011 Tv-ga Aljazeera oo Barnaamij ka Diyaarisyey Muqdisho “Witness The Mayor of Mogadishu Mr.TARSAN (Daawo Video)
Nov 18 2011 | Posted in
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Friday, October 14, 2011{LONDON} Bariisle Media wuxuu idiin soo gudbinayaa Muxaadaro ku saabsan khaterta ay sababaan Qaadka, Sigaarka iyo Shiishada Daawasho wanaagsan
Oct 14 2011 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media: Saturday,September 17,2011(HARGEISA)Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye “Abdirahman Abdulqadir “Oo ka hadlay Aargoosiga Siilaanyo Uu Beeshiisa kula Dhaqmay Arintaas oo sababtay Naceybsho loo qabo Xukumada Siilaanyo Dal iyo Dibad ( Daawo Video)
Sep 17 2011 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »