Tweet Bariisle Media:Sunday,February,12,2012(HARGEISA)Suldan Daakir xasan Khaliif oo shir jaraa,id qabtay waxaanu kaga hadlay colaada ka socota Buuhoodle(Daawo Video)
Feb 12 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Sunday,February,12,2012(Norway)Kulankan oo ahaa mid ay u wada dhamaayeen jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan caasimadda Oslo ayaa waxaa loo hadlayay arrimaha maamulka cusub ee KHAATUMO STATE OF SOMALIA iyo xiisadda colaaleed ee gobolada waqooyi ee Soomaaliya ka taagan.
Feb 12 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media: Wednesday, January 11, 2012(Holland) Xukuumadda Holland ayaa sheegtay inay joojin doonto qaadka la geeyo dalkeeda, kaasoo ay cunaan 10% bulshada Soomaalida ah ee ku nool dalkaas oo tiradooda lagu sheego 25,000 oo qof. Qaadka ayaa lagu sheegay inuu yahay maado daroogo ah, inkastoo dalkaas uu u furnaa in la geeyo, waxaana tani [...]
Jan 11 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media: Wednesday, January 11, 2012(Muqdisho)Madaxweynaha M/G AWDAL STATE “Mudane Rashiid Aw-nuur xirsi”oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoonka Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku soo dhaweeyey madax ka tirsan dowlada KMG
Jan 11 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Friday, October 14, 2011{LONDON} Bariisle Media wuxuu idiin soo gudbinayaa Muxaadaro ku saabsan khaterta ay sababaan Qaadka, Sigaarka iyo Shiishada Daawasho wanaagsan
Oct 14 2011 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media: Saturday,September 17,2011(HARGEISA)Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye “Abdirahman Abdulqadir “Oo ka hadlay Aargoosiga Siilaanyo Uu Beeshiisa kula Dhaqmay Arintaas oo sababtay Naceybsho loo qabo Xukumada Siilaanyo Dal iyo Dibad ( Daawo Video)
Sep 17 2011 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Saturday,September 10, 2011Gudoomiyaha Jaaliyada Gabooyaha Norway,{Mudane:Abdirahmaan Olad Mohamed} Oo khudbad Qiimo badan ka jeediyey shirweyne aye isugu imaadeen dad weyne lagu qiyaasay 2300 Qof loogu magic daray ““SOMALI HOPE CONFRENCE” ayaa galabnimadii Sabtida lagu qabtay caasimadda dalka Norway ee Oslo. Halkan ka daawo Video
Sep 17 2011 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Dadweyne kor u dhaafaya ilaa 1500 ayaa ka soo qeyb-galay shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka DARYEEL ee ka dhisan dalka Norway islamarkaana fadhigiisu yahay caasimadda Oslo.
Sep 14 2011 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »